Banaan baxa ay ku baaqeen Musharaxiinta iyo Cabsida lasoo daristay shacabka Muqdisho

Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku baaqay in shacabka magaalada Muqdisho jimcaha isugu soo baxaan banaan bax balaaran oo looga soo horjeedo Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Farmaajo laguna dalbanayo Doorasho. Banaan baxa ayaa sida golaha Midowga musharaxiinta shaaciyeen waxa uu ka dhacayaa taalada Daljirka Dahsoon, waxa ayna ugu baaqeen musharaxiinta taageerayaashooda in ay usoo … Continue reading Banaan baxa ay ku baaqeen Musharaxiinta iyo Cabsida lasoo daristay shacabka Muqdisho